Wasiiradda Cusub ee Xukuumadda Soomaliya oo La Dhaariyay+Sawirro

0

Xarunta golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaliya ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu dhaariyay Wasiiradii uu dhawaan Magacaabay Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya Xasan Cali Kheyre.

Wasiiradda cusub ee Xukuumadda Soomaliya waxaa dhaariyay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Abuukaate Ibraahim iidle Suleymaan, iyagoona ku dhaartay in dalka iyo dadka ay wax u qaban doonaan.

Raisulwsaaraha Xukuumadda Soomaliya iyo Golihiisa wasiiradda ayaa laga sugayaa waxqabad iyadoo kulankooda ugu horeeya yeelan doona Maalinta Khamiista Taariikhadana ay ku beegan tahay 30/3/2017-ka, waxaana loogu hadlayaa Abaaraha iyo amniga.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here