Wararka Akhriso:-Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo Warqad Jawaab u Diray RW Kheyre By Radio Simba - Mart 26, 2017 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Gudoomiyaha Barlamaanka dowlad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa warqad jawaab u ah codsigii Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre, oo ahaa in dib loo dhigo doorashada Madaxweynaha Galmudug, warqadda ayaa u qorneyd sidan.