Raila Odinga Oo Cunto Sumeysan Cunay

0

Xili la dhigay isbitaal ku yaala magaalada Nairobi Hoggaamiyaha mucaaradka xisbiga NASA ee dalka Kenya Raila Odinga ayaa dhinaca kale waxaa soo baxaya faafaahino la xariiro sababaha loo dhigay isbitaalka.

Warar soo baxaya ayaa sheegay in Raila Odinga uu ku sumoobay cunto sun ku jirtay sidaana xaalad xun uu u galay.

Hoggaamiyaha mucaaradka xisbiga NASA ee dalka Kenya Raila Odinga ayaa la xaqiijiyay in cuntada Kenya laga cuno ee Enugu Nigeria uu ku sumoobay Raila Odinga.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here