Midowga Europe oo Xirooyin Tababar Ka Furanaya Soomaaliya

0

Ururka midowga yurub ayaa lagu wadaa in ay ansixiyaan dhisitaanka xarun military oo lagu tababarayo ciidamadeeda howlgalka ka ah soomaaliya waxaana sidoo kale midowga yurub ay sheegeen in saldhigayadan oo kale laga hergelinayo dalalka Mali iyo wadanka Africa-da dhexe.

Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda Midowga Yurub Federica Mogherini ayaa sheegay in uu ku wergeliyay wasiirada dibada midowga yurub iyo wasiirada difaaca in ay qaataan go’aan deg-deg ah oo lagu abuurayo saldhigyo cusub si kor loogu qaado qorshaha difaaca midowga yurub.

Waxaaa sidoo kale uu xusay in ay wax tar u lahaan doonaan saldhigyadan dalalka laga hergelinayo oo soomaaliya ay kamid tahay kuwaa oo tabo baro militiri laga furayo.

Xarunta ugu weyn ee midowga yurub waa magaalada Taboo ee Brussels ma ahan in midowga yurub uu lacag isaga lumiyo si lamid ah waxyaabihii horay ay u sameysay gaashaan buurta NATO sidaas waxaa yiri sarkaal sare oo kamid ah Safaarada Britian.

Kulan arinkaas looga hadlay ayaa wasiirka difaaca ee dalka britian Michael Fallon waxa uu ka sheegay in wada shaqeyn dhaw lala yeesho Gaanshaabuurta NATO si looga foogado go’aano iyo dhismooyin aan loo baahneen hergelintooda.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here