Golaha Amaanka QM oo Soomaliya Ka Taageeraya Dagaalka Al-shaabab

0

War Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ay soo saareen ayaa waxa ay ku sheegeen in Soomaaliya ay gacan ka siineyso dagaalka dowlada Soomaaliya ay kula jirto Xarakada Al shabaab.

Golaha waxa uu sheegay in Xarakada Al shabaab in ay caqabad ku yihiin nabadeynta iyo amaanka dalka Soomaaliya.

Golaha amaanka ee qaramada Midoobay ayaa sidoo kale waxa ay amaaneen beesha caalamka oo soomaaliya ka taageeraya sidii loogu soo dabaali lahaa xasi looni waarta.

Dowladda Cusub ee Soomaliya ee uu hogamiyo Maxamed C/laahi Maxamed(Farmaajo) ayaa wajahaysa dagaalka kaga imaanaya Al-shabaab oo dhankooda ku hanjabay dagaalka cusub.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here