Madaxweynaha dowlada goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa goor dhow ku dhowaaqay golaha wasiirada dowladiisa iyadoo laga sugayay muddo saddex bilood ah.
Golaha wasiirada ee la magacaabay ayaa badankood waxa ay yihiin xildhibaanada baarlamaanka Hirshabelle waxana ay ka kooban yihiin 23 wasiir.6 wasiiru dowle iyo 23 wasiir ku xigeen.





