War Deg Deg:-Qarax Qasaare Geystay oo Ka Dhacay Magaalada Kismaayo

0

Hal Askari ayaa ku dhintay Afar kalana way ku dhaawacmeen Qarax ciidammo ka tirsan Jubbaland lagula eegtay Galbeedka magaalada Kismaayo.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa uu ahaa Miino dhulka lagu aasay oo qabsaday gaari ay la socdeen ciidammadaan ka tirsan maamulka Jubbaland.

Askarta dhaawacyada qaba ayaa la geeyay isbitalka magaalada Kismaayo.

Mudooyinkaan danbe ayaa ciidanka Jubbaland waxay sii xoojiyeen dagaalada ka dhan ah Al-Shabaab.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here