Akhriso:-Madaxweyne Osoble oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe

0

Kadib wareegto kasoo baxday galinkii dambe ee Maanta xafiiska Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble islamarkaana warbaahinta u aqriyay afhayeenka MaamulkaasC/shakuur Cali Shaashaaa ayaa lagu Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe.

Xilka Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Maamulka Hir-shabeelle waxaa loo Magacaabay Guddoomiye Kuxigeenka Amniga Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan oo loo yaqaan Axmed Faal.

Cali Cabsullaahi Cosoble Madaxweynaha Maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa sidoo kale sheegay in Saacadaha soo socda uu Magacaabi doono Golihiisa Wasiiradda oo hadda qaban-qaabadii ugu dambeysay ee lagu magacaabi lahaa ay ka socoto magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here