Shaqsiyaad Lagu Eedeeyay in ay Sumeeyeen War Biyood oo Xabsiga La Dhigay+Dhageyso

0

Tuulada musiibiye oo hoos togta deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay oo ay ku sumoobeen dad gaaraya 32-ruux oo ku dhimatay halka ay wali la ildaran yihiin tiro intaasi ka badan ayaa waxaa gaaray deegaankaasi mas’uuliyiin katirsan Maamulka  dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya.

Mas’uuliyiinta Koonfur Galbeed ee goobtaasi gaaray oo uu hogaaminaye Wasiirka Xanaanada Xoolaha Maamulkaasi Mudane Madoobe Nuunow Max’ed ayaa  sheegay in gudi u xil saaray kiiskaani baaristiisa.

Ciidamada gaarka ah ee Maamulka Koonfur galbeed oo tuulada Musiibiye gaaray ayaa gacanta ku Dhigay tiro dad ah oo deegaanka iyagoona sheegay in ay ku tuhunsan yihiin in ay ku lug leeyihiin biyaha warta ah ee la sumeeyey.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here