Akhriso:-Somali-land oo Deeganadeeda Ka Mamnuucday Passaporka Somaliya

0
?

Wareegto kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Somali-land ayaa lagu Sheegay in wixii xiligaan ka dambeeya in deeganada Maamulka Somali-land aan lagu sameen karon Passaporta Somaliya.

Sidoo kale waxaa digniino Culusu loo diray Shirkadaha Duulimaadyada ka shaqeeya ee  ka Howlgala deeganada Maamulkaas.

ooooooooooooo

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here