Howlgalo Baaritaano oo Saakay ka Socda Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo

0

Howlgalo Baaritaano ah ayaa saakay ka socda Magaalada Baardheere ee Xarunta Gobolka Gedo kadib dagaal xoogan oo xalay ka dhacay Gudaha Magaaladaas

Dad ku sugan Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa radio simba u sheegay in ay saakay socdaan Baaritaano xoogan kadib dagaal xalay ka dhacay Magaalada baardheere ee xarunta gobolka Gedo

Maamulka Gobolka Gedo ee dowlada soomaliya aynu la xiriirnay ayaa ka Gaabsaday in ka Hadlaaan dagaalkii xalay ka dhacay Gudaha degmada Baardheere ee Gobolka Gedo

Wali war ah kama soo bixin dhanka al-shabaab oo ku aadan dagaalkii xalay ka dhacay Gudaha degmada Baardheere ee Gobolka gedo oo mudo ka Hor ay la wareegeen ciidamada dowlada soomaliya iyo ku Midowga africa ee amisom

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here