Qaraxyo ismiidaamin ahaa oo gawaari loo adeegsaday ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya.
Wararka qaar ee soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxyada ay ahaayeen labo qarax oo loo adeegsaday gawaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay islamarkaana lagu qarjiyay xarunta Madiina Gate oo saldhig u ah Ciidamada Midowga Afrika ee amisom.
Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

