War Deg Deg:- Qaraxyo Ismiidaamin Ahaa oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0

Qaraxyo ismiidaamin ahaa oo gawaari loo adeegsaday ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya.

Wararka qaar ee soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxyada ay ahaayeen labo qarax oo loo adeegsaday gawaari  waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay islamarkaana lagu qarjiyay xarunta Madiina Gate oo  saldhig u ah Ciidamada Midowga Afrika ee  amisom.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here