Wasiirki hore ee Gaashaanka Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu Doortay “Sawiro”

0

Xildhibaano Maanta Muqdisho Lagu Doortay   Waxaa weli magaalada Muqdisho ka soocta doorashada xubnaha aqalka hoose ee baarlamaanka soomaaliya.

Doorashada socoto ayaa waxa si gaar ah ay u quseysaa beelaha dego Gobolada waqooyi oo weli doorashadooda xubnaha aqalka hoose ee baarlamaanka ay kaga soconeyso gobolka banaadir.

Dadka ugu macaga weyna ee nasiib maanta u yeeshay in ay soo baxaan waa ku jira wasiirki hore ee gaashaandhiga soomaaliya  Xuseen Carab Ciise

Xildhibaanada Maanta doorashadooda ay ka dhacday magaalada muqdisho ee soo baxay waxaa kamid ah  Biixi Imaan Cige, Cabdirisaq Dahir Mohamud, Sicid Mohamed Mohamud iyo Xuseen Carab Ciise.

Guaddiga Doorashooyinka ayaa dhawaan shaaca ka qaaday in la doorandoono 4 xildhibaan iyadoona Doorashada maanta  lagu qabtay Xarunta Gadiidka Booliska

doorasho-2

doorasho

doorasho-1

doorasho-4

doorasho-5

doorasho-3

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here