Ilhaan Cumar Oo Gaartay Magaalada Gaalkacyo “Sawiro”

0

Ilhaan Cumar waa gabar Soomaaliyeed oo ka tirsan golaha Wakiilada Xisbiga Dimuqoraadiga dalka Mareykanka islamarkaana laga soo doortay gobolka  Minnesota.

Ilhaan oo dhawaan muqdisho socdaal ku soo gaartay islamarkana kulamo la qaadatay Madaxweynaha dowlada soomaaliya xasan shiikh Maxamuud oo ay kaga xog warantay xaalada soomaaldia ku nool wadanka Mareykanka.

Ilhaan ayaa si weyn logu soo dhaweeyay Magaalada Gaalkacyo waxaana Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo ay kulamo kula qaadatay Haweenka ku dhaqan magaaladaasi.

Ilhaan waxaa safarkeeda ku wehliya Saygeeda Ahmed Hirsi.

Ilhaan ayaa dooneyso in meelo kamid ah soomaaliya ay safari kala duwan ku bixiso, waxaa ilhaan dhinaca lagu wadaa in isla maanta gaarto Magaalada Garowe.

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and sunglasses

Image may contain: 3 people, people smiling, sunglasses

Image may contain: 3 people, people smiling

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing, mountain, sky, outdoor and nature

Image may contain: 2 people, people smiling, outdoor

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and outdoor

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here