Warsaxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen Guddiyada Doorashooyinka Maamul Goboleeyada dalka ka jira ayaa waxaa loogu soo horjeystay Go’aankii dhawaan kasoo baxay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinkii oo ku aadanaa in la laalay 11-xildhibaan oo lagu doortay Xarumaha Maamul Goboleedyada.

