Guddiyada Doorashooyinka Maamul Goboleedyada oo Ka Hor Yimid Go’aan Kasoo Baxay Guddiga Xalinta Khilaafaadka

0

Warsaxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen Guddiyada Doorashooyinka Maamul Goboleeyada dalka ka jira ayaa waxaa loogu soo horjeystay Go’aankii dhawaan kasoo baxay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinkii oo ku aadanaa in la laalay 11-xildhibaan oo lagu doortay Xarumaha Maamul Goboleedyada.

Halkaan Riix Si aad u Akhrisato

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here