Sawiro:- Qasaare Ka Dhashay Qarax Ismiidaamin Oo Muqdisho Ka Dhacay

0

Waxaa faafahinino dheeraad ay ka soo baxayaan qarax xoogan oo saakay ka dhacay gudaha magaalada muqdisho.

Qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa waxa si gaar ah logu weeraray dhismaha Maqaayad ku taala Guriga Hooyooyinka ee Degmada X/weyne.

Ruux naftiis hure ah ayaa la sheegay in qarxaan uu fuliyay islamaraakan uu wade ka aha gaariga qaxay.

Faafaahino kala duwan ayaa ka soo baxaya Qasaaraha ka dhashay qaraxa waxana jiro Weriyayaal ku dhaawacmay qaraxa.

Suxufiyiinta waxyeelada ay soo gaartay waxaa kamid ah C/qaadir Sheekh Mucudiin iyo Daahir Ciise, waxa ayna labadooda ka howlgalaan Warbaahinta Kulmiye.

Laamagha amaanka dowladda ayaa sheegay in qaraxa uu ku dhintay ninki is qarxiyay sidoo kalena sidex qof oo dad shacab ah ay kud haawacmeen.

Waxaa jiro muuqaalo laga soo qaaday goobta qaraxa uu ka dhacay.

 

 

Image may contain: one or more people and outdoor

1s

3s

1s

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here