Waxaa gowdhow qarax gaari loo adeegsaday uu ka dhacay dhismaha hooyooyinka oo ku yaala nawaaxiga Tiyaatarka ee magaalada Muqdisho.
Qaraxa oo ahaa baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa waxaa lala eegtay Maqayaada The Villege oo ku taalada Guriga hooyooyinka ee Degmada X/weyne.
Qasaraaha ilaa haatan lama oga, waxaan halkaan idin kugu soo gudbindoona faafaahinta la xariirta qaraxani.

