Akhriso:-Maamulka Puntland oo Ogalaaday in Garoowe Dib Loogu Bilaabo Doorashada Aqalka Hoose

0

Dowlad goboleedka Puntland ayaa ogolaatay in dib looga bilaabo doorashada Aqalka Hoose iyadoo guddiga doorashooyinka dadban ee heer maamul goboleed ay soo saareen jadwalka doorashada kuraasta ka dhiman Aqalka Hoose.

Maamul  goboleedka Puntland ayaa hakad geliyay doorashada Aqalka Hoose iyagoo diidanaa qoondada Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi.

war-saxafadeed

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here