Golaha Amaanka ee QM oo Dib u soo Cusbooneysiiyay Xayiraada Hubka ee Saaran Soomaaliya iyo Eretira

0
Plenary meeting: 71st plenary meeting of the 65th General Assembly session 1. Integrated and coordinated implementation of and follow-up to the outcomes of the major United Nations conferences and summits in the economic, social and related fields: draft resolutions (A/65/L.39 and A/65/L.42); 2. Election of five members of the Organizational Committee of the Peacebuilding Commission; 3. Cooperation between the United Nations and regional and other organizations Prohibition of Chemical Weapons: draft resolution (A/65/L.56); 4. Reports of the Fifth Committee.

Golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa dib u soo cusbooneysiiyay xayiraada hubka ee saaran dalalka Soomaaliya iyo Eratieria iyagoo  sheegay in Al shabaab oo  xiriir la leh al qaacida kacabsi qabaan in gacanta uu u galo hubkaasi waxaana ay sii kordhiyeen xayiraada dhanka hubka ee soomaaliya iyo Erateria.

10-ka dalka ee kamid-ka  ah 15-ka Xubnood ee Golaha Amaanka  ee qaramada Midoobay ayaa  muddo kordhintaasi  sameeyay halka 5-ta kalena ay ka aamuseen.

“Cunuqabateynta ayaa ka hortageysa in Xarakada Al shabaab hub ay helaan” sidaasi waxaa yiri mattew Rycroft oo ah safiirka boqortooyada britian ka hor inta aan lagu dhawaaqin go’aanka sida wadajirka ah loo soo saaray.

Waxaa golaha ka maqnaa dowlada shiinaha oo kamid ah dowladaha loo tixgeliyo codka Veto-ga.

Ku-xigeenka safiirka qaramada midoobay ee dalka shiinaha ayaa isna dhankiisa sheegay in cuna qabateyntaan  ay an yarey Karin wada shaqeynta ka dhaxeysa labadan dal ee kuyaala gobalka waxaana uu intaa kudaray  in lala xisaabtami doono golaha isbadalkan sameeyay ee dib loogu eegay cuna qabateynta dhanka hubka ee ilaa imika saaran dalalka Somaliya iyo Eriteriya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here