Dhageyso:- Al-shabaab oo isaga Baxay Degmada Tiyeegloow

0

Saraakiisha  ciidamada Maamulka koonfurgalbeed ayaa sheegay in ciidamada al shabaab ay isaga baxeen Degmada tiyeegloow islamarkaana haatan ay Degmada ay tahay mid haawaneysa.

Ibraahim Taakoow oo ka tirsan saraakiisha ciidamada Maamulka koonfurgalbeed oo la hadlay idaacadda simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay  in ciidamada al shabaab culeys ay dareemen ay ugu baxeen Degmada islamarkaana ciidamada Maamulka koonfurgalbeed iyo kuwa dowlada ay haatan ku wajahan yihiin Degmada.

 

Taliyaha ayaa dhinaca kale sheegay in dhamaan dadki ku sugnaa Degmada gaar ahan kuwi ku harsanaa Degmada ay isaga baxeen kadib marki ay ka baqeen ciidamada al shabaab iyo kuwa dowlada in ay ku dagaalamaan gudaha degmaada tiyeegloow.

Weli al shabaab kama aysan hadlin xaalada Degmada tiyeegloow ee gobolka bakool

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here