Waxaa maanta deegaanka goof-gaduud ee gobolka bay kulan kuwada qaatay wasiiro katirsan maamulka koonfurgalbeed oo uu hogaaminayay Wasiirka Hubka dhigista iyo dhaqan celinta Maleeshiyaadka maamulka Kooinfur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed iyo saraakiil ka tirsan ciidamada itoobiya.
Wasiirka ayaa kala hadlay saraakiisha ciidamada itoobiya sida ay gacan kaga geysan karaan ka saraarida als habaab deeganada ku dhow goof-gaduudiyo arimo la xariiro in ciidamada itoobiya ay fariisimo ka smaeystaan gudaha deegaanka.
Hubka dhigista iyo dhaqan celinta Maleeshiyaadka maamulka Kooinfur Galbeed ayaa waxa uu saraakiisha ciidamada itoobiya ka codsaday in aysan baneyn meelo kale oo cusub madama dhawaan ay isaga baxeen degmada Tiyeegloow ee gobolka bay.
Halkan ka dhageysto war arinta la xariira

