Dhageyso:-Galmudug oo Fara gelin ku Sameyneyso Dagaalki Caabud-waaq

0

Maamulka galmudug ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay faragelin ku smayendoonaan xaalada degmada caabudwaaq islamarkaana la soo celindoono xasiloonidi hore ugu jirtay degmadaasi.

Wasiirka dastuurka iyo dib u heshiisiinta ee Maamulka Galmudug Cismaan Maxamed Cali “Cismaan dheere” oo la hadlay idaacadda simba ayaa waxa uu sheegay in ay ku howlan yihiin sida ay gacan kaga geysan lahaayeen dadaalada nabadeed ee xiligaan ka soconayo degmada  caabud-waaq six al loga gaaro dagaal beeleed sababay qasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac oo shaley ka dhcay degmadaasi.

Wasiirka ayaa waxa uu sheegay in odayaasha degmada caabud-waaq ay gacan ku siinayaan sida loo joojin lahaa dagaalada ku soo laalabta degmada.

Maamulka  galmudug ayaan awood badneen ku laheyn degmada caabud-waaq iyadoona maalmihi la soo dhaafay ay soo badanayeen falalka ku saleysan aanooyinka qabiil ee ka dhacaya gudaha degmada caabud-waaq ee gobolka galgaduud.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here