Vicente del Bosque oo ka Hadlay Arin uu Todobaadkaan Sameeyay Tababaraha Chelsea Conte

0

Tababarihii hore ee xulka qaranka Spain ee Vicente del Bosque ayaa Mourinho ku taageeray cabashadii uu ka muujiyay dabaal dega xad dhaafka ah ee Antonio Conte, wuxuuna sheegay in Mourinho uu ku saxsanaa hadalkii uu dhegta u saaray Conte.

Tabaraha kooxda Manchester United  Mourinho ayaa dhigiisa Chelsea ee Antonio Conte ku eedeeyay in uu jamaahiirta Blues ku kiciyay si uu bahdilaad ugu sameeyo inkasta oo uu Conte eedan si adag iskaga difaacay.

Chelsea ayaa todobaadkaan 4:0 kaga guuleysatay naadiga Manchester United waana guuldaradii ugu xumeyd ee soo gaartay naadiga United

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here