War Deg Deg ah:- Dagaal Culus oo ka Qarxay Gordhow Magaalada Gaalkacyo

0

Wararka inaga soo gaaraya magaalada gaalkacyo ee  gobolka mudug ayaa ku waramaya in gordhow galkeebdka  magaalada gaalkacyo uu ka qarxay dagaal xoogan oo u dhaxeeya  ciidamo hubeysan oo kala taabacsan maamulada Galmudug iyo Puntland.

Daryanka madaafiicda ayaa laga maqlayaa xiligaan guud ahaan magaalada gaalkacyo waxan jiro madaafiic ku dhaceyso xaafadaha qaar ee magaalada gaalkacyo.

Wakiil wareedka idaacada simba ee gobolka Mudug Fardowso Maxamuud sahal ayaa soo warineyso in dagaalka qarxay uu ka xoog badan yahay kuwi maalmihi la soo dhaafay ka soconayay magaalada gaalkacyo.

Ciidamada puntladn iyo Galmudug ayaa ku dagaalamay Dhul la sheegay in puntladn ay dooneyso in ay ka dhisto maxjar ama goob xoolaha lagu xanaaneeyo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here