Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukumada Soomaaliya oo Gaaray Jowhar

0

Waxaa magaalada jowhar gaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha xukumada soomaaliya c/raxmaan odawaa.

Wasiirka ayaa ka qeyb galaya munaasabada maanta xilibaanada Hirshabeelle ay ku dooranayaan gudoomiye baarlamaan iyo ku xigeenadiisa.

Wasiir odawaa oo maalmihi la soo dhaafay ku howlanaa arimaha shirka jowhar ayaa waxa ay wasaaaradiisa qorsheysay in sida ugu dhaqiyaha badan lagu soo afmeero maamulka Hirshabeelle dhismihiisa.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here