Wareegto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guulleed ayaa Lagu sheegay in laga bilaabo Taariikhda oo maanta ku beegan 1/10/2016 In la hakiyay dhamaanba Howlihii Hay’addaha Dowlad Goboleedka Galmudug.
Dhanka kale Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guulleed ayaa Magacaabay Guddi u Magacaabay Duqeyntii Dhawaan Diyaaradaha Mareykanka ay ka geysteen Duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka mudug.



