Akhriso:-Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Hakiyay Howlihii Hay’adaha Dowlad Goboleedka Galmudug

0

Wareegto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guulleed ayaa Lagu sheegay in laga bilaabo Taariikhda oo maanta ku beegan 1/10/2016 In la hakiyay dhamaanba Howlihii Hay’addaha Dowlad Goboleedka Galmudug.

14518409_10154083271738253_10555915_n

Dhanka kale Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guulleed ayaa Magacaabay Guddi u Magacaabay Duqeyntii Dhawaan Diyaaradaha Mareykanka ay ka geysteen Duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka mudug.

wareegto-1

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here