Faah-faahin:- Qarax Qasaaro Geystay oo ka Dhacay Gudaha Magaalada Muqdisho+Sawirro

0

Inta la xaqiiijiyay Labo qof ayaa ku dhimatay 4-qof kalana way ku dhaawacantay  kadib markii gaari laga soo buuxiyay waxyabaha qarxa uu duhurnimadii maanta uu ku qarxay afaafka hore ee Maqaaxi lagu magacaabo Blue Sky oo ku taala agagaarka taalada Xaawo Taako ee magaalada Muqdisho.

Gaariga qarxay ayaa la sheegay In uu yaalay  Maqaayada Blue Sky Horteeda waxaa jira dad ku dhaawacmay  qarxaas oo shacab u badnaa oo xiligaas ku sugnaa Maqaayada.

Dhanka kale Afhayeenka Maamulka Gobolka C/fitaax Cumar Xalane oo goobta gaaray ayaa sheegay in qaraxa lagu soo xirey gaari islamarkaana uu ujeedka ahaa in lagu laayo shacab Soomaliyeed oo xiligaas ku sugnaa maqaayada Blue Sky.

img_4755-1 img_4756 img_4758 img_4762 img_4767 img_4769 img_4771 img_4776 img_4778 img_4779 img_4780 img_4782 img_4783 img_4784 img_4786 img_4787 img_4790 img_4791 img_4792 img_4793

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here