Wararka Akhriso:- Golaha Wasiirrada oo War kasoo Saaray Duqeyntii Mareykanka u Geystay Ciidamada Galmudug+Sawirro By Radio Simba - Eylül 29, 2016 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah war kasoo saaray duqeyntii dhawaan ka dhacday degaanka Jeexdin ee Bariga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.