Akhriso:- Warsaxafadeed ay Si Wadajir ah ay Usoo Saareen Guddiyada Doorashooyinka Sanadka 2016-ka.

0

Guddiga Doorashooyinka ayaa maanta soo saaray jadwal cusub oo ku saabsan doorashooyinka, kadib markii uu fashilmay jadwalkii horay u soo saareen, kaasoo dib u dhac uu ku yimid waqtigii la filayay inay doorashooyinka ku dhacaan.

War saxaafadeed Guddiga doorashooyinka goor dhow soo saaray ayaa lagu sheegay in shir socday saddex maalmood uu u soo gaba gaboobay Guddiga Federaalka Hirgelinta doorashooyinka dadban (GFHDD) iyo Guddoomiyeyaasha Guddiyada dowlad goboleedyada ee Hirgelinta doorashooyinka dadban (GDGHDD).

Guddiga ayaa soo bandhigay in 23-ka bisha November ay dhici doonto doorashada Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka, halka doorashada Madaxweynaha ay dhici doonyo 30 November  ee 2016.

Hadaba halkan Hoose ka Akhriso War saxaafadeedka Guddiga doorashooyinka

 

kkkkkkkkkkkkkk-001maanka444444444-001

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here