Chris Smalling: “Weyne Rooney Waa Shaqsiga ugu Muhiinsan kooxda Manchester United”.

0
MANCHESTER, ENGLAND - FEBRUARY 02: Wayne Rooney of Manchester United celebrates scoring his team's third goal during the Barclays Premier League match between Manchester United and Stoke City at Old Trafford on February 2, 2016 in Manchester, England. (Photo by Alex Livesey/Getty Images)

Daafaca kooxda Manchester United Chris Smalling ayaa aaminsan in Kaptanka kooxda Wayne Rooney uu dib ugu soo laaban doono booskiisa kowaad xili keydka lagu soo bilaabay guushii ay ka gaareen naadiga Leicester City.

United-ka Kaptankeeda  Wayne Rooney ayaa si cad loogu sheegay in qaab ciyaareed wanaagsan uusan soo bandhigin taasina waxa ay keentay in macalinka kooxda Jose Mourinho uu kursiga keydka kusoo bilaabo guushii ay ka gaareen naadiga difaacanaya Horyaalka premier League ee Leicester City.

“Wuxuu u muuqda in uu wali yahay ninka noogu sameynta badan waan mid  kamid ah xidigaha noogu muhiimsan diyaar ayaan u nahay in uu dib ugu soo laabto qeybta kowaad ayuu wariyayaasha u sheegay Chris Smalling.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here