Akhriso:- Raisulwasaaraha Soomaliya oo Magacaabay Guddiga Xallinta khilaafaadka Federaalka ee Doorashada 2016.

0

Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke oo haatan ku sugan Magaalada Garoow ee Gobolka Nugaal ayaa magacaabay guddiga xallinta khilaafaadka Federaalka ee doorashada 2016.

Guddigan uu magacaabay Raisul  Wasaaraha Soomaaliya ayaa ka kooban 25-xubnood oo isugu jira rag iyo haween , waxaana loogu tala galay in ay xaliyaan khilaafaadka ka dhasha doorashooyinka dhawaan dalka ka dhacaya.

cax

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here