Dhageyso:- Xukumada oo Waqti Dheeri ah ku Dareyso Shirka Jowhar

0

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukumada Soomaaliya C/raxmaan odawaa ayaa sheegay in cidkasta oo wax tabaneyso ay dowlada diyaar u tahay in ay qanciso isagoona tilmaamay in shirka jowhar uu waqti badan qaatay.

C/raxmaan Odawaa ayaa waxa uu ku sababeeyay caqabadaha hor taagan shirka jowhar culeysyo heysto waxgaradka ka soo kala jeedo gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe.

Wasiirka ayaa waxa uu sheegay in dowlada ay ka go’an tahay sameynta maamul ay yeeshaan Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe isagoona  sheegay in aysan aqbalidoonin maamul  gaa roo loo sameeyo oo aysan dowlada ka warqabin.

Shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/dhexe ee ka socdo Magaalada jowhar ayaan weli la isku afgaran sameynta maamul dadka ay u dhan yihiin iaydoona ay jiraan Ugaasyo ka soo jeedo Gobolka Hiiraan oo ku cel celiyay in ay ka soo horjeedaan shirka Jowhar.

HALKAN KA DHAGEYSO CODKA WASIIR ODAWAA

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here