Kulan Loogu Hadlaayo Maamul Loo Dhisaayo Gobolka Hiiraan oo ka Socda Magaalada Beledweyne+Sawirro

0

Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in Magaaladaas uu haatan ka socdo Kulan loogu Hadlaayo sidii maamul u gooni ah loogu dhisi lahaa Gobolka Hiiraan.

Kulankaan waxaa ka qeyb galaya maamulka Gobolka Hiiraan, kan degmada baledweyn, xildhibaano kamid ah baarlamaanka Somaliya, duubabka dhaqanka, odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaadaas.

Gudoomiyaha maamulka Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (daba-geed) ayaa goob joog ka ah kulanka lagu iclaaminaayo Mamaulka loo sameynayo Gobolka  Hiiraan iyo Ugaas Xasan Ugaas khaliif Ugaas Rooble oo dowlada Soomaliya ay dhawaan sheegtay in uu qeyb yahay Ergooyinka Soo xulaayo Xildhibaanada Cusub  ee dalka uu yeelan doono.

hiiraanweyn-kulan-1 hiiraanweyn-kulan-2 hiiraanweyn-kulan-3 hiiraanweyn-kulan-4 hiiraanweyn-kulan-5

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here