Wiilka Milkiilaha kooxda West Ham United Jack Sullivan, ayaa shegay in la dhameystiray heshiiska ay kooxda kula soo wareegtay xidiga Simone Zaza oo kaga yimid naadiga Juventus ee Horyaalka dalka Talyaaniga.
Kooxda Hammers ayaa xidigaan ku buuxin doonta booska uu dhaawaca kaga maqan yahay xidiga Andre Ayew waana mid kamid ah xidigaha dhalintooda ay wanaagsan tahay.
“ZAZA waan lasoo saxiixanay wixii fahfaahin ah waxaad ka aqrisan kartaan webka kooxda maalinta bari ah waana mid kamid ah xidigaha na anfici doona ayuu yiri” Jack Sullivan.

