Paul Pogba oo Magaalada Manchester ka Furtay Xarun Lagu iibiyo ICE Cream-ka

0

Xidiga Cusub ee Kooxda Manchester United Paul Pogba ayaa sameeyay arin cajiib ah kadib markii uu Magaalada Manchester ka Furtay xarun lagu iibiyo Ice cream sheekada ayaa sii xiisa galisay kadib markii uu isla asaga uu gado.

Pogba ayaa intuu ku sugnaa dalka Talyaaniga  waxa uu bartay shaqada gelato sawiro uu soo dhigay Bartiisa Instagram ayuu ku cadeeyay isagoo shaqada  wado.

Paul Pogba  kama uusan soo muuqan kooxda Manchester united kulankiisa ugu horeeyay xili uu Ganaax ka ahaa Copa Italy Ganaaxiisa ayaa lasoo wareejiyay dalka Ingiriiskiisa kulankii Furitaanka ayuu seegay Laacibkaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here