4 qof ayaa ku geeriyootay Weeraro qaraxyo ah oo ka dhacay dalka Thailand kadib maalmo uun markii wadankaas laga dhaqan geliyay dastuur cusub oo dawlada Militariga ah ay soo bandhigbay.
Ammaanka ayaa si aad ah loo adkeeyay kadib dhawr weerar oo ka dhacay qaybo ka mid ah dalkaas kuwaas oo inta la xaqiijiyay 4 qof ay ku dhinteen tiro intaas ka badan ay ku dhaawacmeen.














