Golaha wasiirada maamulka Puntland oo maanta shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Garoowe ayaa ku gacan seyray qorshaha Qaran ee dhowaan dowlada Somalia ay sheegtay iney dalka u sameysay.
Goluhu wuxuu caddeeyey in aysan qayb ka ahayn qorshahaas oo ah bay yiraahdeen mid aan marna matelikarin Puntland






