Akhriso:-Golaha Wasiirada Puntland oo Kasoo Horjeystay Qorshaha Qaran oo ay Dhowaan Dowlada Somaliya Sameysay

0

Golaha wasiirada maamulka Puntland oo maanta shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Garoowe ayaa ku gacan seyray qorshaha Qaran ee dhowaan dowlada Somalia ay sheegtay iney dalka u sameysay.

Goluhu wuxuu caddeeyey in aysan qayb ka ahayn qorshahaas oo ah bay yiraahdeen mid aan marna matelikarin Puntland

bun1 bun3 (1) bun3 bun4 bun5

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here