Dab xoogan ayaa galabta ka kacay Kaalinka shidaal oo ay leedahay shirkada batroolka SOPICO ayaa ku taalla agagaarka Ex-warshadii sigaarka iyo Taraqa ee wadada warshahaha.
Wararka ayaa sheegaya in dabkan uu aad uu xooganaa uuna qabsaday dhismayaal kale oo ku dhegan goobta uu markii hore ka bilowday.
Gaadiid dab damiska Maamulka Gobolka Banaadir ayaa goobta gaaray waxaa la sheegay in lagu guuleystay in dabka la baqtiijiyo.
Wixii kusoo kordha simbanews.com

