War Deg Deg:- Dab Ka kacay Goordhaweyd Xarunta Sopico ee Wadada Warshadaha ee Muqdisho

0

Dab xoogan ayaa galabta ka kacay  Kaalinka shidaal oo ay leedahay shirkada batroolka SOPICO ayaa ku taalla agagaarka Ex-warshadii sigaarka iyo Taraqa ee wadada warshahaha.

Wararka ayaa sheegaya in dabkan uu aad uu xooganaa   uuna qabsaday dhismayaal kale oo ku dhegan goobta uu markii hore ka bilowday.

Gaadiid dab damiska Maamulka Gobolka Banaadir ayaa goobta gaaray waxaa la sheegay in lagu guuleystay in dabka la baqtiijiyo.

Wixii kusoo kordha simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here