Ingiirska oo Raadinaya isbahaysi Cusub kadib ka Bixitaankii Midowga Yurub

0

Dawlada Ingiriiska ayaa Ruushka kala hadlaysa sidii loo hagaajinlahaa xiriirka labada dal oo mudooyinkii u dambeeyay aan ahayn sidii loobaahnaa.

Raisul wasaaraha dalka Britain Theresa May ayaa xiriir dhinaca Telefonka ah lasamaysay  madaxweynaha wadanka Ruushka Vladimir Putin markii ugu horaysay tan iyo markii ay noqotay Raisulwasaaraha.

Labada hogaamiye ayaa isla qiray in xiriirka labada wadan uu ahaa mid aan wanaagsanayn waxaana ay balan qaadeen in ay hormarinayaan xiriirkooda.

Hogaamiyaashaan ayaa ku balamay in ay ku kulmaan  bisha soo socota dalka  China halkaas oo uu ka dhicidoono shirka wadamada G20.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here