Manchester City oo ku Dhawaaqday Saxiixa Daafaca John Stones 

0

Kooxda Manchester City ayaa ku dhawaaqday saxiixa daaficii kooxda Evertoon John Stones  oo lagu soo iibsaday aduun dhan £47.5million.

Xidigaan heerka caalami ee xulka dalka England ayaa saxiixay heshiis 6-sano uu ku joogi doono Garoonka Etihad wuxuuna xiran doonaa  Numberka 24-aad ee naadigiisa cusub.

22-jirkaan ay Mancity.com u sheegay in uu ku Faraxsan yahay in uu kusoo biiro naadiga Macchester City oo ku tilmamay mid kamid kooxaha ugu wanaagsan ingiriiska.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here