Kooxda Manchester City ayaa ku dhawaaqday saxiixa daaficii kooxda Evertoon John Stones oo lagu soo iibsaday aduun dhan £47.5million.
Xidigaan heerka caalami ee xulka dalka England ayaa saxiixay heshiis 6-sano uu ku joogi doono Garoonka Etihad wuxuuna xiran doonaa Numberka 24-aad ee naadigiisa cusub.
22-jirkaan ay Mancity.com u sheegay in uu ku Faraxsan yahay in uu kusoo biiro naadiga Macchester City oo ku tilmamay mid kamid kooxaha ugu wanaagsan ingiriiska.

