Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xasan Nuux oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aysan wax dhibaato ah soo gaarin xili cawo uu ka adeeganaayay Banaankeeda uu ka maqlay Qarax.
Mudane Maxamed Xasan Nuux Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa tilmaamay in ujeedka qaraxa uu ahaa in lagu qalqalgaliyo hormarka iyo ganacsiga magaalada Muqdisho, waxyaabaha qarxayna markii Ciidamada Boolisku ay baareen la ogaaday in ay ahaayeen Walxo Macmal ah.

