Ciyaaryahan James Milner  oo Ka Fariistay Ciyaaraha Caalamiga

0

Xiriirka dalka Ingiriiska ee FA-ga ayaa ku dhawaaqday in laacibka qadka dhexe ee kooxda Liverpool James Milner in uu ka fariistay ciyaaraha Caalamiga.

30-jirkaan ayaa xulka dalka England u ciyaarayay tan iyo sanadkii 2009-kii wuxuuna waqti badan ayuu ku qaatay xulkaaas wuxuuna ciyaaraha ka fariistay kadib markii xulkaas loo magacaabay Sam Allardyce.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here