Xiriirka dalka Ingiriiska ee FA-ga ayaa ku dhawaaqday in laacibka qadka dhexe ee kooxda Liverpool James Milner in uu ka fariistay ciyaaraha Caalamiga.
30-jirkaan ayaa xulka dalka England u ciyaarayay tan iyo sanadkii 2009-kii wuxuuna waqti badan ayuu ku qaatay xulkaaas wuxuuna ciyaaraha ka fariistay kadib markii xulkaas loo magacaabay Sam Allardyce.

