Wax ka Ogow isku aadka Champions League play-off-kii Manchester City iyo Steaua Bucharest

0

Kooxda Manchester City ayaa ku beegmantay naadiga horyaalka dalka Romania ee Steaua Bucharest markii  maanta lagu sameeyay Magaalada Nyon isku aadka Champions League play-off

Lugta kowaad ayaa la ciyaari doonaa 16 iyo 17 halka lugta Labaad la ciyaari doono 23 iyo 24-ka.

10-naadi ee guuleystay ayaa si toos ah u aadi doona isku aadka Champions League 32-naadi ee sanadkaan ah mid aad u xiiso badan.

Draw in full:

Ludogorets v Viktoria Plzen

Celtic v Hapoel Be’er-Sheva

FC Copenhagen v APOEL

Dundalk v Legia Warsaw

Dinamo Zagreb v Salzburg

Steaua Bucharest v Manchester City

Porto v Roma

Ajax v Rostov

Young Boys v Borussia Monchengladbach

Villarreal v Monaco

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here